Ciidamada uu hogaamiyo Jen. Khaliifa Haftar oo hanjabaad yaab leh soo saaray

Ciidamada daacadda u ah Jenaraalka awoodda leh ee ka dagaalamaya dalka Liibiya Khaliifa Xaftar waxay sheegeen inay bartilmaameedsan doonaan diyaaradaha rakaabka iyo kuwo dagaalka ee adeegsado garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee ku yaal caasimadda Tripoli. Afhayeen u hadlay kooxdan ayaa sheegay in go’aanka uu yahay mid kama dambeys ah oo ay digniin ugu diyaaraan … Continue reading Ciidamada uu hogaamiyo Jen. Khaliifa Haftar oo hanjabaad yaab leh soo saaray